qarfad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qarfad1
Magac dheddig khabarQ. ah: oogada nafleyda haraggeeda meel hawl ama cudur aawadii la adkaata oo jilif ama lakabyo fuulaan. ld carfad.
qarfad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadHarag nafley, hawl ama cudur aawadii jilif ama lakabyo fuulid.
Is-rogga falkan
-day, -dday