Qaamuusle LogoQaamuusle

qariid

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qariid1
Magac lab urur
Badar ama wax u eg oo ceeriinka lagu cuno.
qariid2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Badar iwm ceeriin ku cunid.
Is-rogga falkan

-day, -dday