qarsoon
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qarsoon1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax muuqaalkoodu libdhay noqosho.
Is-rogga falkan
-oomay, -oontay; -oomi
qarsoon2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax muuqaalkoodu libdhay ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-oomay, -oontay; -oomi
-naa, -nayd