dangiig
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dangiig1
Magac lab1
Jiif raaxo leh dhabarku hooseeyo; xusullaysi.
2
la midka ah (ld):
dangiigid
ld dingiig¹
dangiig2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSi raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiig².
Is-rogga falkan
-gay, -gtay