Qaamuusle LogoQaamuusle

falliir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

falliir1
Magac lab
Cad yar oo ka dillaacay dhagax, qori, bir iwm.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

falliir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Qori, bir iwm in yar oo dhuuban ka jeexid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay