Dadka u faaliya ama xiddigaha wax uga sheega ama si kale oo been ah wax uga cuna (qof); kaahin.
2
Waxyaqaan; abwaan.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Qaryaan-ka)
(labo macne oo isu tusmaysan). a) (qof) dadka u faaliya ama xiddigaha wax uga sheega ama si kale oo been ah wax uga cuna; kaahin. b) Waxyaqaan; abwaan.