Qaamuusle LogoQaamuusle

qashow

Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Cunto iwm qash noqosho.
2
Geed- hoosaad badan wax isku baxay noqosho.
Is-rogga falkan

-oobay, -owday; -oobi