qisaas
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qisaas1
Magac dheddigDilka sharci ahaan loo dilo qof qof kale dilay.
qisaas2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof, qof kale dilay si sharci ah u dilid.
Is-rogga falkan
-say, -stay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-say, -stay