margo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
margo1
Magac dheddigQabashada nafley cunaha la qabto iyadoo neefta lagu celinayo ceego. ld mergo¹.
margo2
Fal magudbe, isrogrogga 3aadWax cunaheeda cunto aan mari karin isku taagtay noqosho (nafley). ld mergo².
Is-rogga falkan
-gaday, -gatay