Qaamuusle LogoQaamuusle

mari

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

mari1
Magac dheddig
Lax saddex jeer ama ka badan dhashay.
mari2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Xarig xooggan soohid.
2
Wadaan ceel biyo uga dhurid.
3
Dufan ama midab wax ku malaasid.
4
U m.: qof wax u akhriyid.
5
U m.: gabay cid u tirsin.
6
Cid rasaas ku layn.
7
Wax goob ku socodsiin.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay