Qaamuusle LogoQaamuusle

qolqol

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qolqol1
Magac lab
1
Maro lagu kala qoqobo aqal gudahiisa; daah.
2
Aqal la kala qoqobay intiisa qarsoon.
3
Maqaar weyn oo tolan oo hilibka iwm lagu qaato; xashin.
4
Dillaacinta nirgo naaska hooyadood laga goynayo carrabka laga dillaaciyo.
5
Oodda sarsarka kore iyo xerada xoolaha meel u dhexeysa oo awrtu fariisato.
Wadarta Magacan

-llo, m.dh

qolqol2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Aqal kala qoqobid.
2
Nirig carrab ka jeexid.
Is-rogga falkan

-olay, -oshay