Qaamuusle LogoQaamuusle

qurub

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qurub1
Magac lab
Gabal yar.
Wadarta Magacan

-byo, m.dh

qurub2
Magac labNaxwe
Macag caam ah oo tilmaama curiyeyaal aan lahayn micno u gaar ah marka ay keligoodu yihiin, waxayse qayb weyn ka qaataan xagga dhismaha weerta, waxaana ka mid ah: “ma” oo ah q. diidmo; “baa”/”ayaa”, “aa” oo ah q. diiradeed magac; “waa” oo ah q. diiradeed fal; “ma”, “miyaa” oo ah q. weyddiimeed.
Wadarta Magacan

-byo, m.dh

qurub3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax cadcad yaryar ka dhigid.
Is-rogga falkan

-rbay, -rubtay; -rbi