Qaamuusle LogoQaamuusle

raadgur

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

raadgur1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
raadgurid
Doonidda wax maqan meesha uu maray
2
la midka ah (ld):
raadgurid
Baaridda arrin iyada oo la eegayo sidii ay u dhacday
3
Tuug wax qaaday si uusan ula fogaan sixir lagu sameeyo.
raadgur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax maqan meesha uu maray doonid.
2
Tuug si uu u soo celiyo wixii uu qaaday sixrid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay