Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
rafaco
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Qalab iwm urursasho.
Is-rogga falkan
-cday, -catay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: rafaad
Magac lab
2: rafaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: rafaadid
Magac faleed dheddig
4: rafaadin
Magac faleed dheddig
5: rafaadsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: rafaadsanaan
Magac faleed dheddig
7: rafaadsanaansho
Magac lab ama dheddig
8: rafaaji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad