Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
rasmi
Magac lab khabar
1
R. ah: wax dhab ah.
Tusaale
“War r. ah baa la ii soo sheegay”
2
R. ah: wax tayo wanaagsan.
Tusaale
“Saacad r. ah baan soo iibsaday”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: rasaas
Magac dheddig
2: rasaasayn
Magac faleed dheddig
3: rasaasee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: rasan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: rasayn
Magac faleed dheddig
6: rasays
Magac lab
7: rasaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: rasaysasho
Magac faleed dheddig