Qaamuusle LogoQaamuusle

reen

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

reen1
Magac lab
1
Cod ay samayso hal dhashay marka ay ilmaheeda nuujin la rabto; dunuunuc.
2
Cod ka soo baxa qof sad u buka; jibaad; taah; talal.
3
Dhawaaq weyn oo libaaxu sameeyo. ld riin¹.
reen2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Hal dhashay, qof buka, libaax iwm reen samayn. ld riin².
Is-rogga falkan

-eemay, -eentay; -eemi