Qaamuusle LogoQaamuusle

reeb

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

reeb1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
reebe
Fargashi dhumuc yar oo kaatumada waaweyn lagu xannibo; marwad
2
la midka ah (ld):
reebe
Ilmo dhashay xilli ku aaddan xiddigga reebanti oo dadku sharaysto
3
Hambo.
Wadarta Magacan

-bab, m.l

reeb2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Nafley ama wax kale wax ay la socdeen raaciddooda u diidid.
2
(f.mg) U r.: farriin, lacag iwm cid meel u dhigid.
3
(f.mg) Ka r.: cid fal xun oo ay samaysay ka celin.
4
(f.mg) Laba xaraf shaqal iskula xirid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay