hargal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hargal1
Magac lab1
Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii.
2
la midka ah (ld):
hargelid
ld hargalmo, hergel¹, hergalmo
hargal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Qorrax hoos ka gelid.
2
U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel².
Is-rogga falkan
-alay, -ashay; -geli