Qaamuusle LogoQaamuusle

rogo

Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax dhiniciisa sarreeya hoos marsasho.
2
Qof la legday oo laga sarreeyo qofkii legday geddisasho.
3
Ka r.: alaab gaadiid saaran ka degsasho.
4
Ku r.: wax, wax qarin karo ku gambisasho.
Is-rogga falkan

-gtay, -gatay