Qaamuusle LogoQaamuusle

rukuman

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax si joogto ah loo helo ahaansho.
2
Ku r.: tiir iwm wax meel ku dhaaban ahaansho.
Is-rogga falkan

-mnaa, -mnayd