Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
rukni
Magac lab
1
Tiirarka diinta Islaamka mid ka mid ah. 2.Tiirarka guriga uu ku taaganyahay mid ka mid ah.
2
Tiirarka salaadda mid ka mid ah. ld rugni, rukun¹ (3).
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: rukumad
Magac lab
2: rukuman
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: rukumasho
Magac faleed dheddig
4: rukumid
Magac faleed dheddig
5: rukumnaan
Magac faleed dheddig
6: rukumnaansho
Magac lab ama dheddig
7: rukumo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
8: rukun
Magac lab