Qaamuusle LogoQaamuusle

rukun

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

rukun1
Magac lab
1
Cid si joogta ah badeeco u qaadata ama ku keenta.
2
Badeeco si joogta ah loo qaato ama loo geeyo.
3
la midka ah (ld):
rukni (2)
Tiir
Wadarta Magacan

-ummo/-nno, m.dh

rukun2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
U r.: cid si joogto ah wax u siin.
Is-rogga falkan

-umay, -untay; -umi