rukuuc
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
rukuuc1
Magac lab ama dheddigJilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc¹.
Wadarta Magacan
-co, m.l/dh
rukuuc2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc².
Is-rogga falkan
-cay, -cday