Qaamuusle LogoQaamuusle

ruqur

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ruqur1
Magac dheddig
1
Cad yar oo hilib ah oo ku yaalla daloolka dhegta hortiisa.
2
Wax yar oo ka soo yuubo meel sulub ah.
Wadarta Magacan

-qro, m.l

ruqur2
Magac dheddigBotani
Botani ahaan fuf aan qaangaadh ahayn oo isku cufan oo leh jirrid gaaban oo bixisa caleemo yar yar oo laalaaban, caleemaha dusha ee ruqurtu inta badan waa jidhif oo kale waxayna ilaalisaa caleemaha gudaha ee jilicsan.
Wadarta Magacan

-qro, m.l