saahid
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saahid1
Magac labQof cabsida Ilaah u go'ay.
Wadarta Magacan
-diin, m.dh
saahid2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Cabsi Ilaah u go'id.
2
Ka s.: wax la caadaystay joojin.
Is-rogga falkan
-day, -dday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-diin, m.dh
-day, -dday