Qaamuusle LogoQaamuusle

saanreeb

Magac lab
1
Cudur geela ku dhaca oo tabar-yaraan ku reeba.
2
S. ah: neef geel ah oo caato ah.
Wadarta Magacan

-byo, m.dh