saaqan
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saaqan1
Magac dheddigFiisikisIsbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
saaqan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax wareersan noqosho.
Is-rogga falkan
-qmay, -qantay; -qmi
saaqan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Wax wareersan ahaansho.
2
Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan.
Is-rogga falkan
-qnaa, -qnayd