saayir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saayir1
Magac labDhaqaalayn; turaal gaar ah oo laysu galo.
saayir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCid macaamil wanaagsan oo wax isdhaafsi leh la yeelasho. 2. La s.: cid xiriir wanaagsan la yeelasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay