Qaamuusle LogoQaamuusle

sabar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

sabar1
Magac lab
1
Dulqaad.
2
(-rro, m.dh) Jirka dadka, qaarka sare iyo qaarka dambe inta u dhexeysa; moxog. 3.(-rro, m.dh) Buur salkeed. ld sabbur¹, sabir (2), samir¹.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

sabar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax u dulqaadasho.
2
Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur², samar², samir².
Is-rogga falkan

-bray, -bartay; -bri