saddexjibbaar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saddexjibbaar1
Magac lab1
Tiro saddex jeer la isku dhuftay.
2
Tiro saddex jeer la isku dhuftay.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
saddexjibbaar2
Magac labJibbaarka saddexaad ee tiro. Saddex jibbaarka “a” waa “axaxa = a3”.
saddexjibbaar3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadTiro saddex jeer isku dhufasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay