sakhraan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sakhraan1
Magac labQof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu samaynayo. ld sarqaan.
Wadarta Magacan
-aamiin, m.dh
sakhraan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof wax sakhradi hayso noqosho.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami