saranseer
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saranseer1
Magac labDhibaato ka timid arrimo isdaba joog ah oo waxyeello leh.
saranseer2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadDhibaato weyn oo arrimo isbada joog ah ka dhalatay la kulmid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay