saynsaab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saynsaab1
Magac lab1
Wax, wax daboola kuna heeran.
2
Isugeynta aqoonta, siyaasadda, xiriirka bulshada, dhaqanka iwm oo u horseedaya dhaqaaluhu in uu kobco.
Wadarta Magacan
-byo, m.dh
saynsaab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax daboolid.
2
Wax dabid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay