Qaamuusle LogoQaamuusle

shaandho

Magac dheddig
1
Isku qasidda warqadaha turubka laysku qaso.
2
Isku beddelidda la isku beddelo dad jagooyin haya.
3
Qalab wax lagu kala miiro.
4
S. ah: wax daldalool badan leh.