Qaamuusle LogoQaamuusle

shacays

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

shacays1
Magac lab
1
Qori xabbad-keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami jirey.
2
Wax si aan caadi ahayn u shaqeeya. ld shucays.
Wadarta Magacan

-syo, m.dh

shacays2
Magac lab
la midka ah (ld):
shacayn