Ereygan wuxuu leeyahay 3 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
sidig1
Magac dheddig
Laba halaad oo hal ilmo ah ku wada irmaan.
Wadarta Magacan
-dko, m.l
sidig2
Magac dheddig
Fiisikis
Laba xoog oo isle'eg, isku lid ah, barbaro ah, si wadajir ahna u saaran walax. Xoogaggaasi waxa ay sababaan in ay walaxdu ku wareegto dhidib dhexaad-keeda.