taar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
taar1
Magac lab1
War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro.
2
Silig wax lagu oodo.
3
(muus.) Daf afar geesle ah.
Wadarta Magacan
-rar, m.l
taar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadRati raran oo taagan wax saarid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay