Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
taas² ( taas)
Dibkabe tilmaame dheddig
Dibkabe tilmaame oo magac dhaddig dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado.
Tusaale
“Beertaas waa tayda”
la mid ah:
taa².
Ereyo kale oo u soo dhow
1: taa
Magacuyaal tilmaame dheddig
2: taa'ib
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
3: taa'ibid
Magac faleed dheddig
4: taab
Magac lab
5: taabac
Magac lab
6: taabacsan
Fal gudbe, isrogrogga 4aad
7: taabacsanaan
Magac faleed dheddig
8: taabacsanaansho
Magac lab ama dheddig