Qaamuusle LogoQaamuusle

tan³ ( tan)

Dibkabe tilmaame dheddig
Dibkabe tilmaame oo magac dheddig dib looga qodbo oo wax qofka hadlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.
Tusaale
Tintan tayda ma aha