tabaashiir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tabaashiir1
Magac labWax qalin ahaan lagu qoro sabburadaha.
tabaashiir2
Magac labJoolojiDhagax nuuradeed saafi ah, jilicsan oo cad, oo sida caadiga ah ka samaysan kaalshiyam kaarboonayt.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay