tacaddi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tacaddi1
Magac labWax lagu kaco oo xaqa weydaarsan; waxyeello; gardarro; xumaa-to. ld dacati.
tacaddi2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aadKu t.: xad gudub samayn. ld dacati².
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/isay; -iyi