tartar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tartar1
Magac lab1
Feeraha hoose oo laallaada.
2
Dhinac; barbar.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
tartar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax cad cad u googo'id.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-rro, m.dh
-ray, -rtay