Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
taymas
Magac lab
Qanjir ku yaal lafta shafka xaggeeda gudaha xigta, caruurta keliya ayaa leh, dadka waaweyn waa ka baaba'a, wuxuuna ka tirsanyahay qaybta difaaca jirka.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tay (-tay)
Dibkabe lahaansho dheddig
2: tayaago
Magac dheddig
3: tayaagoo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
4: tayaagood
Magac lab
5: tayaaqoo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
6: tayaaqood
Magac lab
7: tayada (-tayada)
Dibkabe lahaansho dheddig
8: tayda
Magacuyaal lahaansho dheddig