Qaamuusle LogoQaamuusle

teeda² ( teeda)

Dibkabe lahaansho dheddig
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. eeg keeda.
Tusaale
Gacanteeda ayay ku qortay warqaddan
la mid ah:teed³.