Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
tiinna² ( tinna)
Dibkabe lahaansho dheddig
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin.
Tusaale
“Waa la ogaaday sirtiinna”
la mid ah:
tiin².
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tii
Magacuyaal aan cayinnayn dheddig
2: tiic
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
3: tiici
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: tiicid
Magac faleed dheddig
5: tiicin
Magac faleed dheddig
6: tiicis
Magac lab
7: tiico
Magac dheddig
8: tiif
Magac lab