Qaamuusle LogoQaamuusle

teenna² ( tenna)

Dibkabe lahaansho dheddig
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aannu leennahay.
Tusaale
Shirka aan ku qabanno xarun-teenna
la mid ah:teen.