Qaamuusle LogoQaamuusle

tiisa² ( tiisa)

Dibkabe lahaansho dheddig
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay.
Tusaale
Cali beryahan bartiisa lama arkin
la mid ah:ti, tii³, tiis.