tii² ( tii)
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tii² (-tii)1
Qodob dheddigQodobka 'ta' oo noqda 'tii' kolka uu ka dabadhaco magac dhaddig, qof ka hadlaya iyo qofka lala hadlayo isla ogyihiin ama yaqaanniin.
Tusaale
“Aaway baastadii aad karisay?”
tii³ (-tii)2
Dibkabe lahaansho dheddigla midka ah (ld):
tiisa²