Qaamuusle LogoQaamuusle

tiisa

Magacuyaal lahaansho dheddig
Magacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay.
Tusaale
Nin tiisa haysata tu kale uma daryeelo
Wadarta Magacan

kuwiisa, w