Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
tooda
Magacuyaal lahaansho dheddig
Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin.
Tusaale
“Tooda u yeel!”
Wadarta Magacan
kuwooda, w
Ereyo kale oo u soo dhow
1: Too
Magacuyaal tilmaame dheddig
2: too
Magacuyaal aan cayinnayn dheddig
3: toob
Magac lab
4: toobad
Magac dheddig
5: toobadkeen
Magac lab
6: toobadkeenid
Magac faleed dheddig
7: toobadla'aan
Magac dheddig
8: toobalcaaro
Magac dheddig